Tuli-guuleed: Oromada oo mar kale soo weerarta shacabka Soomaaliyeed ee beeraleyda ah (daawo)

Tuli-guuleed: Oromada oo mar kale soo weerarta shacabka Soomaaliyeed ee beeraleyda ah (daawo)

Shacabka beeralayda ah ee Soomalaiyeed kuna dhaqan Tuulada Daarimi ee Dagmada Tuli Guuleed ayaa Daljir usheegay in Dablay Hubaysan oo Oromo ah ay weerar kusoo qaaday weerar kaas oo ka dhashay khasaare dhimasho iyo dhaawacba isugujira.

Waa Sanadkii 4aad oo weeraro noocan oo kale ah ay Oromadu kusoo qaadayso Soomaalida.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com