Guddiga Doorashooyinka Puntland: “Doorashada 3-da Degmo wakhtigeeda ayay ku dhacaysaa,”

Guddiga Doorashooyinka Puntland: “Doorashada 3-da Degmo wakhtigeeda ayay ku dhacaysaa,”

Guddiga Doorashooyinka Puntland ayaa sheegay maanta in Doorashada tijaabada ah ee Puntland ay ku dhacayso waqtigeedii loogu talagalay ee ahaa 25 bisha Oktobar

Guddigu waxa ay mudo isbuuc ah ugu dartay Ururada siyaadada iney kusoo gudbiyaan liiska musharaxiinta Golahe yaasha deegaanka.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com