Muxuu salka ku hayaa safarka madaxda Dowlad Goboleedyada & Ra’iisul Wasaare Rooble ee dalka Sacuudiga?

HomeWararkaUncategorized

Muxuu salka ku hayaa safarka madaxda Dowlad Goboleedyada & Ra’iisul Wasaare Rooble ee dalka Sacuudiga?

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada ayaa la filayaa in maalmaha soo socda safar ku tagaan dal

Yuusuf Indha-Cadde oo lagu xiray Ugandha, iyo dadaal lagu siidaynayo oo hadda socda.
Maxkamadda ciidanka qalabka sida ee Soomaaliya oo xukun ka fulisay Jawhar.
Baahin: Axad, Apr 29, C/fitaax C. Geedi ~ Daljir ~ Galkacyo. R/wasaare Gaas oo la kulmay urarada bulshada rayadka ah ee Muqdisho, ugana xog warramay dhamaystirka barnaamijka Road-mapka; Ahlu sunna oo ku gacan sayray maamul goboleed laga sameeyo gobollada dhexe ee Somaliya; Xil. Gaagaale oo difaacay hindisaha maamul dhismeed; Waxbixin ku saabsan diyaarad nooca rakaabka ah oo shil ku gashay madaarka C/llahi Yusuf, Galkacyo.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada ayaa la filayaa in maalmaha soo socda safar ku tagaan dalka Sacuudi Carabiya, kaddib markii ay martiqaad ka heleen Boqortooyada Sacuudi Carabiya.

Wararka ayaa sheegaya in Madaxda uu ka mid yahay Ra’iisul Wasaaraha ay qaabili doonto Boqortooyada, lama shaacin ujeedka rasmiga ah ee safarkooda hayeeshee wararka qaar ayaa sheegaya in dowladda Sucuudiga ay qorsheyneyso dib u soo celinta xirriirka Soomaaliya oo aad aad u xumaa afartii sano ee la soo dhaafay.

Sidan oo kale 2016 dowladda Imaaraadka Carabta ayaa casuumaad wadajir ah u sameeysay madaxdii Maamul Goboleedyada Soomaaliya, iyadoo kala hadsashay isbeddel laga sameeyo Soomaaliya doorashadii 2017.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0