Shir Muhiim ah oo ka furmay Magaaladda Jigjiga (Sawiro)

HomeWararka

Shir Muhiim ah oo ka furmay Magaaladda Jigjiga (Sawiro)

Madasha Shirarka ee Odawaa Liibaan ee magaalada Jigjiga ee Caasimada Deegaanka Soomaalida DDS ayaa waxaa ka furmay shir ay iskugu yimaadeen shaqaalaha

Muran ka dhashay mashruuca lagu dhisayo wadada Eyl iyo Dangoroyo oo la xaliyay (dhegayso)
Hogaamiyaha wadanka Ukrain ayaa lagu tilmaamay midka ugu nugul Yurub
Muddo kordhin madaxweyne oo Puntland lagama maamiyo lama mahadin doono sidaan horay u baranay.

Madasha Shirarka ee Odawaa Liibaan ee magaalada Jigjiga ee Caasimada Deegaanka Soomaalida DDS ayaa waxaa ka furmay shir ay iskugu yimaadeen shaqaalaha Dawladda heer deegaan iyo xubnaha ugu sareeya maamulka DDS

Shirkan oo ujeedadiisu tahay wada tashiga maamulka xukuumada iyo shaqaalada dawladda ee heer deegaan ayaa waxaa shir gudoomina Madaxweynaha Dawladda Deegaanka Soomaalida
Mustafe Muxumed Cumar,

Shaqaalaha dawladda ayaa Maamulka xukuumada usoo jeedindoona talooyin wax ku ool ah iyo su,aalo isku jira.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: