Guddoomiyihii Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka oo xalay Muqdisho ku geeriyooday

HomeWararka

Guddoomiyihii Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka oo xalay Muqdisho ku geeriyooday

Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane, Maxamed Xuseen Rooble, ayaa Tacsi udiray qoyskii, asxaabtii iyo guud ahaan Ummadda Soom

Warka Duhurnimo ee Daljir iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar (dhegayso)
BAYDHABO JANAAY: Musawirithi ingli damboyeng ee Baydhowu | sawiradii u dambeeyey ee Baydhabo Janaay
Dayactirka waddada iskuxirta Bosaaso iyo gobolada Puntland oo la bilaabay (Sawiro)

Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane, Maxamed Xuseen Rooble, ayaa Tacsi udiray qoyskii, asxaabtii iyo guud ahaan Ummadda Soomaaliyeed ee ka baxay Guddoomiyihii Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka oo Xalay muqdisho ku geeriyooday.

“Naxariistii Janno Allaha siiyo Guddoomiyihii Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka ee Dalka marxuum Cabdullaahi Abyan Nuur oo Muqdisho ku geeriyooday.

Waxaan uga tacsiyeynayaa qoyskiisa, asxaabtiisii iyo guud ahaan Ummadda Soomaaliyeed. Sabar iyo Iimaan Allaha naga wada siiyo, marxuumkana Jannadii Firdows Eebbe ha ugu deeqo”. Ayuu yiri Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane, Maxamed Xuseen Rooble

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: