Tuli Guuleed: Xasuuqa shacbka Soomalaiyeed ay ku hayaana Oromada oo wali socda (daawo)

HomeWararkaDowladda Deegaanka Soomaalida

Tuli Guuleed: Xasuuqa shacbka Soomalaiyeed ay ku hayaana Oromada oo wali socda (daawo)

TULI-GUULEED, DDS: Dablay hubaysan oo ah Qowmiyada Oromada ayaa Tuulooyinka Sandacare iyo Uusweyne ee Dagmada Tuli Guuleed waxa ay ku dileen 4qof oo xoolodhaqato beeraley ah halka 3qofna ay ku dhaaweceen sida uu kusoo waramayo wariyaha Daljir ee Jigjiga, Xasan Heykal oo Garowe jooga ayaa warbixintan diyaariyay.

MADAXWEYNAHA DDS MUSTAFE CAGJAR OO KA QEYB GALAY TARTANKA KUBADA CAGTA EE 11KA GOBOL (Warbixin)
Jigjiga: Radio Daljir, toos uga dhegayso qeybo kamid ah gobolka Doollo ee DDS. (daawo)
Banka Tuliguuleed iyo beeraha jaadka Tuli | Jamarti Yaxye, Daljir Jigjiga (SAWIRRO)

TULI-GUULEED, DDS: Dablay hubaysan oo ah Qowmiyada Oromada ayaa Tuulooyinka Sandacare iyo Uusweyne ee Dagmada Tuli Guuleed waxa ay ku dileen 4qof oo xoolodhaqato beeraley ah halka 3qofna ay ku dhaaweceen sida uu kusoo waramayo wariyaha Daljir ee Jigjiga, Xasan Heykal oo Garowe jooga ayaa warbixintan diyaariyay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: