Madaxweynaha DDS oo furay kalfadhiga 1aad ee golaha howl fulinta (Sawiro)

HomeWararkaDowladda Deegaanka Soomaalida

Madaxweynaha DDS oo furay kalfadhiga 1aad ee golaha howl fulinta (Sawiro)

Kal-fadhigan oo ka qabsoomay xarunta madaxtooyada DDS oo uu shir-guddoominayey madaxweynaha DDS, Mudane Mustafe Muxummed Cumar ayey soo xaadireen golaha wasiirrada ee xukuumadda Deegaanka. waxaana hor-yaallay 2 qorshe (Ajande) oo kala ah: 1. Ansixinta war-bixinta waxqabadka sannad-miisaaniyadeedka 2013-ka T.I. 2. Ansixinta miisaaniyadda sannadka 2014-ka T.I. 3.Ansixinta kulaylaha degmooyinka Shinniile, Erar iyo Ma’ayso.

Degmada Haroorays, Gobolka Faafan, Dawladda Deegaanka Soomaalida | Waxsoosaaraka & Bilicda Degmada (sawirro)
Shacabka xaafadda 18aad ee Jigjiga oo jidadka dayactiranaya
JIGJIGA, DDS DIYAARGAROWGA XUSKA MAALINTA QOWMIYADAHA

Kal-fadhigan oo ka qabsoomay xarunta madaxtooyada DDS oo uu shir-guddoominayey madaxweynaha DDS, Mudane Mustafe Muxummed Cumar ayey soo xaadireen golaha wasiirrada ee xukuumadda Deegaanka. waxaana hor-yaallay 2 qorshe (Ajande) oo kala ah:

1. Ansixinta war-bixinta waxqabadka sannad-miisaaniyadeedka 2013-ka T.I.

2. Ansixinta miisaaniyadda sannadka 2014-ka T.I.

3.Ansixinta kulaylaha degmooyinka Shinniile, Erar iyo Ma’ayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: