Golaha degaanka Degmada Bandar-Bayla oo Guddoomiye Cusub doortay

HomeWararka

Golaha degaanka Degmada Bandar-Bayla oo Guddoomiye Cusub doortay

Golaha degaanka oo ka kooban 23 Xubnood ayaa Maanta waxaa ay guddoomiyaha Degmada Bandar-Bayla ee gobolka Karkaar waxaa ay u doorteen Cabdirashiid Yuu

Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)
PDRC FAILS PUNTLAND & SSC AGAIN AND GETS AN F ON GEOPOLITICS
Madaxweyne Farmaajo “Mucaaradku waa kuwa doonaya ineey dowaladda dumiyaan” (dhegayso)

Golaha degaanka oo ka kooban 23 Xubnood ayaa Maanta waxaa ay guddoomiyaha Degmada Bandar-Bayla ee gobolka Karkaar waxaa ay u doorteen Cabdirashiid Yuusuf Cali.

Guddoomiyaha Cuusb ee degmada Bandar-Bayla Cabdirashiid Yuusuf Cali ayaa isla goobta lagu dhaariyay, iyada oo la filayo in saacadaha soo socda uu xilka kala wareego guddoomiyihii hore ee degmadaas.

Maalmaha soo socda ayaa waxaa la filayaa in Wasaaradda Arrimaha Gudaha dowlad Goboleedka Puntland inay soo bandhigto liiska Golayaasha degaanka ee degmooyin ka tirsa n Gobolada Bari & Karkaar si ay guddoomiyeyaal u doortaan.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: