Guddiga xallinta Khilaafaadka doorashada Heer Federaal oo guddoomiye KMG ah doortay

HomeWararka

Guddiga xallinta Khilaafaadka doorashada Heer Federaal oo guddoomiye KMG ah doortay

Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashada Dadban ee Heer Federaal 2020-2021 ayaa doortay Guddoomiye kumeel gaar ah. Kulanka oo ay goobjoog ka ahaa

Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Bossaso (dhegayso)
Warka Duhurnimo ee Daljir iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar (dhegayso)
Dowladda Kenya oo sheegtay inay ka xun tahay go’aankii dowladda Soomaaliya

Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashada Dadban ee Heer Federaal 2020-2021 ayaa doortay Guddoomiye kumeel gaar ah.

Kulanka oo ay goobjoog ka ahaayeen xubnaha guddiga ayaa waxaa ay si aqlabiyad ah ugu codeeyeen in uu gudoomiye ku meel gaar ah u noqdo qofka ugu da’da weyn xubnaha, waxaa ku guuleystay Cabbdullaahi Abyan Nuur.

Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashada Dadban ee Heer Federaal ayaa Shaqadooda waxaa ay tahay xalinta hadii uu khilaaf ama isqabqabsi ka dhasho doorashooyinka labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: