RW oo Magacaabay Guddiga Dib u heshiisiinta Gedo

HomeWararka

RW oo Magacaabay Guddiga Dib u heshiisiinta Gedo

Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay Guddiga dib u heshiisiinta Gedo oo ka kooban afar xubnood oo heer Wasiir ka socda afarta Dowla

Nabadoon Iyo Imaam Masjid oo lagu Diley Afgooye
Xasan sheekh Maxamuud oo baaq ka soo saaray xaaladda Galmudug
Saaka & Dunida iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Doolow (dhegayso)

Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay Guddiga dib u heshiisiinta Gedo oo ka kooban afar xubnood oo heer Wasiir ka socda afarta Dowlad Goboleed ee Puntland, Galmudug, Hirshabelle iyo Koofur Galbeed, kuwaasoo safar ku tagaya Garbahaarey.

Xubnaha guddigan oo afar xubnood ah ayaa waxa ay ka la yihiin

Maxamed Cali Caadle Wasiirka Arrimaha Gudaha Hirshabelle.

Maxamed Cabdiraxman Dhabancad Wasiirka Arrimaha Gudaha Puntland.

Axmed Madoobe Nuunow Wasiirka Qorsheynta Koofurgalbeed iyo Aadan Cismaan Xuseen Wasiirka Boosta iyo Isgaarsiinta Galmudug.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: