HomeWararkaSAHANKA DALJIR & SOOYAALKA DEEGAANADA

Safarkii Galmudug Gees Illaa Gees: Miyi, Madal Aroos & Ciyaaro, Maalin Ceel & Carshin, Magaalo-ka-magaalo illaa Madaxtooyo (dhegayso | daawo)

Dhuusamareeb, Cadaado, Gaalkacayo, Caabudwaaq Balanballe illaa Guriceel ayaan ku tagnay safar aanu magaaloba magaalo ugu jarmaadnay, intaan tuuloba tu

SAHAN UURCALEED, WAXQABAD BULSHO & WARBAAHINTA DALJIR
DEDAAL BULSHO IYO ARDAY DURUUS U OOMAN (Warbixin)
SOOYAALKA TULIGUULEED (DDS) & KA SOO KABASHADA COLAADIHII RAGAADIYEY | Taxanaha 1aad (daawo)

Dhuusamareeb, Cadaado, Gaalkacayo, Caabudwaaq Balanballe illaa Guriceel ayaan ku tagnay safar aanu magaaloba magaalo ugu jarmaadnay, intaan tuuloba tu kale uga gudubney ayaan isaga talaabnay dooxooyin iyo balliyo cagbanaan ah oo dhirtu ku badantahay | Ka bogo bilaaw illaa dhammaad | Raadreeb soo koobaya, dhacdooyinkii saxafiyiinta Daljir la kulmeen safar laba todobbaad qaatay oo ay ku tageen Galmudug cirif illaa cirif | Waxaaa inoo soo jeedinaya Mohamad Hassan Dhalo | Muuqaal duubistu waa Abdinaasir Mansor.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: