Keenna dhiirran ee hal abuurka leh aan garab istaagno, Waxaa qortay Nasro Sabbag

HomeWararka

Keenna dhiirran ee hal abuurka leh aan garab istaagno, Waxaa qortay Nasro Sabbag

Weriye Mohamad Hassan Dhalo wuxuu mudanyahay hambalyayn iyo bogaadin shaqada saxaafadeed oo uu hayo awgeed, si uu hore ugu sii socdo. Waa shaqsi aan

Jubbaland oo ka hadashay duqeyn lagu dilay Sarkaal ka tirsan Al-Shabaab
MAANHADAL: Muxuu gobolada SSC-Khaatumo uga dhignaa warsaxaafadeedkii Golaha Ammaanka ee QM
Madasha Xisbiyada Qaran oo sheegay in Ciidamada Itoobiya hogaanka AMISOM Aysan qayb ka ahayn

Weriye Mohamad Hassan Dhalo wuxuu mudanyahay hambalyayn iyo bogaadin shaqada saxaafadeed oo uu hayo awgeed, si uu hore ugu sii socdo.
Waa shaqsi aan ka dheehday hal abuur, curin iyo hab tebineed aad u qurxan, waxaan daawaday barnaamijyo dhowr ah oo uu ka sameeyey meelo badan oo Dalka ka mida.

Barnaamijyada horumarineed ee uu sameeyana waa kuwo dadku u baahnaayeen inay ogaadaan, maxamed wuxuu meel iska dhigay barnaamijyadii dhiilada, colaadaha, iyo dhacdooyinka xun xun xambaarsanaa dhegahana u darnaa iyo wararka siyaasadda dhinac ay u socoto aan la aqoon ee inta badan weriyayaashu tebiyaa

Keenna dhiirran ee hal abuurka leh aan garab istaagno ugu yaraan usheegno inuu shaqo wanaagsan hayo..
Guuleyso jaalle👏👏

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: