Guddoomiyaha gobalka bari iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Ufayn (Sawiro)

HomeWararka

Guddoomiyaha gobalka bari iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Ufayn (Sawiro)

Guddoomiyaha Gobolka Bari Mudane Cabdisamad Abwaan, Iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta safar booqasho ah ku tagay Degmada Ufeyn ee Gobolka Bari Wafdigan oo ay qeyb ka ahaayeen Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Bari, Iyo Guddoomiye ku-xigeenka Degmada Bosaaso.

Geeska Afrika iyo danaha is hardinaya ee Mareykanka iyo Shiinaha (daawo)
Xulashada Daljir & Faadumo dagan, Daljir Boosaaso (dhegayso)
MUQDISHO | Barlamaanka Soomaliya oo maanta ansixiyeey guddiga madaxa banaan & dib u eegista dastuurka

Guddoomiyaha Gobolka Bari Mudane Cabdisamad Abwaan, Iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta safar booqasho ah ku tagay Degmada Ufeyn ee Gobolka Bari Wafdigan oo ay qeyb ka ahaayeen Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Bari, Iyo Guddoomiye ku-xigeenka Degmada Bosaaso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: