Godeygacalo DDS: Biyo macaan, farqiga shalay & maanta  (Sawiiro)

HomeWararkaDowladda Deegaanka Soomaalida

Godeygacalo DDS: Biyo macaan, farqiga shalay & maanta (Sawiiro)

Madaxweynaha Dawladda Deegaanka Soomaalida DDS Mustafe Muxumed Cumar ayaa Xadhig jaray mashruuc biyo galin loogu sameeyey Magaalada Goday Gacalo ee Go

SHILAABO: Weerar lagu dilay Askar ka tirsan Ciidamada liyuu Boolis
Degmooyinka Gobolka FAAFAN oo deeq gaarsiiyey barakacayaasha Tuli Guuleed
BANKAROON | TULI GUULEED OO ROOBAYSAN

Madaxweynaha Dawladda Deegaanka Soomaalida DDS Mustafe Muxumed Cumar ayaa Xadhig jaray mashruuc biyo galin loogu sameeyey Magaalada Goday Gacalo ee Gobolka Shabeele oo ah Caasimada labaad ee DDS.

Mashruucan ayaa waxaa ku baxday Lacag dhan 475 Milyan oo Birta itoobiya ah, waan mashruucii ugu weynaa ee laga hirgaliyo gobolka.

Sheekada xiisaha leh ee kujirta mashruucan ayaa ah in dadka kunool magaalada Godeygacalo muddo dheer ay cabijireen biyo aad uqadhaadh oo madow.
Dhawaan naga filo warbixin muuqaal ah oo uu soo diyaariyay wariyaha Daljir ee Jigjiga Yamarti Yaxye.

Sawirro.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: