MUQDISHO: Waalidiin Caruurtooda ay ku maqanyihiin Eratariya oo codsaday iney dowladda u sooceliso (daawo)

HomeWararka

MUQDISHO: Waalidiin Caruurtooda ay ku maqanyihiin Eratariya oo codsaday iney dowladda u sooceliso (daawo)

Magaalada Muqdisho waxaa Maanta dibadbax ka dhigay Waalidii sheegay in dowladda Soomaaliya ay Carruur ay dhaleen uga qaaday dalka Ereteriya si loo askareeyo, hayeeshee ay la’yihiin muddo dhowr sano ah. Wariyaha Daljir ee Muqdisho Cabdiraxaan Waabari ayaa warbixintan ka diyaariyay

Madaxweyne Farmaajo oo ka qayb galay wada-hadallada heerka sare ee Madasha Iskaashiga Shiinaha iyo Afrika
XULASHADA DALJIR | AYAANLE CABDULAAHI JAAMAC | CAABUDWAAQ
Boosaaso: Beesha dashiishe oo kulan lagu tageerayo doorashada qof & cod qabtay

Magaalada Muqdisho waxaa Maanta dibadbax ka dhigay Waalidii sheegay in dowladda Soomaaliya ay Carruur ay dhaleen uga qaaday dalka Ereteriya si loo askareeyo, hayeeshee ay la’yihiin muddo dhowr sano ah.

Wariyaha Daljir ee Muqdisho Cabdiraxaan Waabari ayaa warbixintan ka diyaariyay

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: