DFS oo dalbatay in la bedelo Ergeyga cusub ee Midowga Afrika ee Soomaaliya

HomeWararka

DFS oo dalbatay in la bedelo Ergeyga cusub ee Midowga Afrika ee Soomaaliya

Dowlada Federalka Soomaaliya ayaa qoraal ay u qortay Midowga Afrika waxa ay uga dalbatay in la bedelo ergeyga cusub ee dhowaan Midowga Afrika u soo ma

Ururka Dhalinyarada Qardho ee Bulsho Kaab oo Kawarbixiyaay Waxqabadkoodi (dhegayso)
RW Rooble oo Warsaxafadeed deg deg ah soo saaray (Akhriso)
Xildhibaan Cali Dhahar “Dhawaan ayaan ka jawaabi doonaa cabashada shacabka ee Sicirbararka” (daawo)

Dowlada Federalka Soomaaliya ayaa qoraal ay u qortay Midowga Afrika waxa ay uga dalbatay in la bedelo ergeyga cusub ee dhowaan Midowga Afrika u soo magacaabay dalka Soomaaliya John Mahama.

Warar hordhac ah ayaa tibaaxaya in dowlada Soomaaliya ay qoraalkeeda ku sheegtay in aan lagala tashan magacaabista Madaxweynihii hore ee Ghana John Mahama isla markaana aan loo marin nadaamka diblumaasiyada.

Sidoo kale Dowlada Federalka ayaa ku tilmaamtay Ergeyga cusub ee Midowga Afrika magacawday in aanu dhex dhexaad ka noqon karin arrimaha Soomaaliya, maadaama uu dano ganacsi ku leeyahay dalka Kenya.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: