Ra’iisul Wasaare Rooble iyo Wakiilada Beesha Caalamka oo ka shiraya doorshada Soomaaliya (Sawiiro)

HomeWararka

Ra’iisul Wasaare Rooble iyo Wakiilada Beesha Caalamka oo ka shiraya doorshada Soomaaliya (Sawiiro)

Ra’iisul Wasaare Rooble iyo Wakiilada Beesha Caalamka ayaa shir uga socdaa Teendhada Afisyooni ee Muqdisho. Shirkan ayaa looga hadlaya xaalada siya

Guddiga gurmadka Qardho oo maanta Ganacsato iyo qoysaas u qaybiyeey lacag & raashin (Daawo)
Caawa & Daljir iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buhoodle (dhegayso)
Madaxweynaha Jabuuti oo Maanta khudbad u jeediyeey Xubnaha labadda Aqal ee Barlamaanka Soomaaliya

Ra’iisul Wasaare Rooble iyo Wakiilada Beesha Caalamka ayaa shir uga socdaa Teendhada Afisyooni ee Muqdisho.

Shirkan ayaa looga hadlaya xaalada siyaasadeed, doorashooyinka iyo fududeynta howlaha horyaala Ra’iisul Wasaaraha oo ay ugu horeyso shirka soo socda ee 20-ka bisha May ee Golaha wadatashiga Qaran.

Waa shirkii u horreeyay ee dhex mara Ra’iisul Wasaare Rooble iyo Beesha Caalamka, tan iyo markii Ra’iisul Wasaaruhu la wareegay arrimaha doorashooyinka iyo amniga oo looga fadhiyo inuu dhowaan guda galo hirgelinta heshiiskii 17 September.

Sawirro.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: