Maxay ka wada hadleen Mahdi Guuleed & Ergeyga gaarka ah ee Dowladda Qatar Dr Mutlaq al-Qahtani?

HomeWararka

Maxay ka wada hadleen Mahdi Guuleed & Ergeyga gaarka ah ee Dowladda Qatar Dr Mutlaq al-Qahtani?

Ra’isul Wasaare Ku xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa maanta la kulmay ergeyga gaarka ah Dowladda Qatar Dr Mutlaq al-Qahtani oo maalmihii

Dhul gariir ka dhacay dalka Turkiga
Wasaarada Arrimaha Gudaha Puntland oo shaacisay wakhtiga la fariisinayo Golayaasha Deegaanka Puntland
Xulashada Daljir & Xasan Heykal iyo Daljir Bossaso (dhegayso)

Ra’isul Wasaare Ku xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa maanta la kulmay ergeyga gaarka ah Dowladda Qatar Dr Mutlaq al-Qahtani oo maalmihii la soo dhaafay booqashada ku joogay dalka Soomaaliya.

Kulankan ayaa la sheegay inloogaga wadahadlay arrimo ay ka mid yihiin doorashada, siyaasadda iyo iskaashiga labada dal.

Ergeyga Qatar Al-Qahtani ayaa weli sii wada kulamada uu la leeyahay dhinacyada kala duwan ee siyaasiyiinta dalka,balse illaa hadda ma jiro wax war ah oo ka soo baxay ergeyga dalka Qatar.

Kulamada uu ergeygan la yeelanayo siyaasiyinta ayaa ku soo beegantay xilli arrimaha siyaasada dalka Soomaaliya ay marayso meel xasaasi ah.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: