Madaxweyne Farmaajo: “Wixii ka dhacay Muqdisho waxaa soo Abaabulay siyaasiyiin xil kasoo qabtay dalka, oo kursi ku raadinaya dhiiga dhalinyarada Soomaaliyeed” (daawo)

Madaxweyne Farmaajo:  “Wixii ka dhacay Muqdisho waxaa soo Abaabulay siyaasiyiin xil kasoo qabtay dalka, oo kursi ku raadinaya dhiiga dhalinyarada Soomaaliyeed” (daawo)

Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa ka hadlay xaalada dalka, arimaha doorshooyinka iyo falalkii maalmahan ka dhacayay magaalada Muqdisho.

“Annagu ka dowlad ahaan, waxaan diyaar u ahayn in la qabto doorasho aan shuruudi ku xirnayn oo saldhiggeedu yahay heshiisyadii horey loo gaaray ee 17ka Sebteembar 2020, iyo tala-bixintii guddiyada farsamada ay ku gaareen magaalada Baydhabo 16-kii Febraayo 2021.”

Halkan kadaawo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0