Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa ka hadlay xaalada dalka, arimaha doorshooyinka iyo falalkii maalmahan ka dhacayay magaalada Muqdisho.
“Annagu ka dowlad ahaan, waxaan diyaar u ahayn in la qabto doorasho aan shuruudi ku xirnayn oo saldhiggeedu yahay heshiisyadii horey loo gaaray ee 17ka Sebteembar 2020, iyo tala-bixintii guddiyada farsamada ay ku gaareen magaalada Baydhabo 16-kii Febraayo 2021.”
Dhigaal Duug ah
Rooble oo ku baaqay in dadkii barakacay ay soo laabtaan »
Rooble oo ku baaqay in dadkii barakacay ay soo laabtaan »