Waa kuma Safiirka cusub ee badali doona  Donald Yamamoto?

HomeWararka

Waa kuma Safiirka cusub ee badali doona Donald Yamamoto?

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa la filayaa inuu Safiir cusub u soo magacaabo Soomaaliya, kaasoo bedelaya Donald Yamamoto oo howshiisa diblomaas

BOOSAASO: Hay’adda Alhudda oo Afurin u samaysay 180 qof
Xulashada Daljir & Xaawo Axmed, Daljir Garoowe (dhegayso)
DFS oo Dowladda Canada kala hadashay u gurmashada dadka ay saameysay Abaarta

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa la filayaa inuu Safiir cusub u soo magacaabo Soomaaliya, kaasoo bedelaya Donald Yamamoto oo howshiisa diblomaasiyadeed u soo dhamaatay.

Safiirka cusub ee bedelaya Yamamoto ayaa lagu magacaabaa Lary Edward Andre, kaasoo ahaa Safiirka Jabuuti tan iyo sanadkii 2017.

Lary ayaa sidoo kale Safiir kasoo noqday dalalka Mauritania iyo Koofurta Suudaan, waa 60 jir, tan iyo sanadkii 1990 ayuu ka soo shaqeynayay howlaha diblomaasiyadda.

Mareykanka ayaa Soomaaliya ku leh Safaarad, gaar ahaan Magaalada Muqdisho.
Diiwaanka wararka
Radio Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: