Dowladda Soomaaliya oo ku dhawaaqday inay berrito tahay Soon

HomeWararka

Dowladda Soomaaliya oo ku dhawaaqday inay berrito tahay Soon

Wasaaradda Awqaafta & Arrimaha Diinta (XFS) ayaa ku dhawaaqday dhalashada bisha barakeysan ee Ramadaan. Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Diinta Maxamuud Macalin Yaxye ayaa sheegay in berri ay tahay maalinta Koowaad ee Bisha Ramadaan. Dhinaca kale Magaalooyinka waaweyn ee Puntland sida Gaalkcyo iyo Garoowe ayaa la sheegay in laga arkay bisha Ramadaan sidaasna ku tahay Soon.

Warka Arooryo iyo Cumar Lakiman, Daljir cWaaq (dhegayso)
Puntland oo shacabka gobalka Sanaag awaamir culus duldhigtay
Xasan Cali khayre oo dalka ka dhoofay

Wasaaradda Awqaafta & Arrimaha Diinta (XFS) ayaa ku dhawaaqday dhalashada bisha barakeysan ee Ramadaan.

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Diinta Maxamuud Macalin Yaxye ayaa sheegay in berri ay tahay maalinta Koowaad ee Bisha Ramadaan.

Dhinaca kale Magaalooyinka waaweyn ee Puntland sida Gaalkcyo iyo Garoowe ayaa la sheegay in laga arkay bisha Ramadaan sidaasna ku tahay Soon.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: