Wacaal daray ah: Aqalka sare oo ka horyimid go’aanki Barlamaanka Soomaaliya

HomeWararka

Wacaal daray ah: Aqalka sare oo ka horyimid go’aanki Barlamaanka Soomaaliya

Golaha Aqalka Sare ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa war ka soo saaray go’aankii maanta ee Golaha Shacabka uu muddo kordhin labo sano ah ugu sameeyay ha

Mareykanka iyo Midowga Yurub oo inka badan boqol diblumaasi Ruushiya eryay
Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre oo maanta la ciiday Shacabka Muqdisho
Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo furay shir weynaha Caafimaadka Caasimadda

Golaha Aqalka Sare ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa war ka soo saaray go’aankii maanta ee Golaha Shacabka uu muddo kordhin labo sano ah ugu sameeyay hay’adaha dowladda, sida ay sheegeen si doorasho qof iyo cod ah la isugu diyaariyo.

Warsaxaafadeed ka soo baxay Aqalka Sare ayaa lagu sheegay in Golaha Shacaka uu go’aan hal dhinac ah qaatay, taasina ay ” dalka u horseedeyso xasilooni darro siyaasadeed oo ay wehliyaan khatarro amni iyo xaalado kale oo aan hadda la saadaalin karin,”

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: