Puntland oo Maxaabiis Burcadbadeednimo u xirneyd ku wareejisay DFS (Sawirro )

HomeWararka

Puntland oo Maxaabiis Burcadbadeednimo u xirneyd ku wareejisay DFS (Sawirro )

Maxaabiis muddo ku xirnaa magaalada Garoowe una xirnaa arrimo la xiriiro burcad badeednimo ayaa maanta lagu soo wareejiyey Wasaaradda Cadaaladda ee XF

Wacaal Darey ah: Baarlamaanka oo ansixiyay Sharciga doorashooyinka
Doorashada Golaha Shacabka oo ka bilaabatay Baydhabo
Wasaaradda Cafimaadka DFS oo Balaarisay goobaha lagu baarayo Xanuunka Covid19

Maxaabiis muddo ku xirnaa magaalada Garoowe una xirnaa arrimo la xiriiro burcad badeednimo ayaa maanta lagu soo wareejiyey Wasaaradda Cadaaladda ee XFS.

Munaasibada Wareejinta maxaabiistan ayaa ka dhacaday garoonka diyaaradaha ee magaalada Garowe.

Wasiirka Cadaaladda DFS ayaa sheegay in Maxaabiistaan loo soo wareejiyay si loogu soo dhaweeyo deegaanada ay eheladooda ku nool yihiin ayadoo ujeedku yahay in ehelada u fududaato booqashada Maxaabiista.
Diiwaanka wararka
Radio Daljir.com
Swirro.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: