Shuruudaha laga rabo Iskuulada ka qaybgelaya TARTAN & TACLIIN oo la shaaciyay

HomeWararka

Shuruudaha laga rabo Iskuulada ka qaybgelaya TARTAN & TACLIIN oo la shaaciyay

Waa maxay Shuruudaha laga rabo Iskuulada ka qaybgelaya TARTAN & TACLIIN? | Akhri Warqada guddiga oo la wadaag cid walba oo danaynaysa| Guddiga Barn

Musharax Xildhibaan Aqalka sare Cabdiraxmaan Sh Salaad Jawle oo Bosaaso lagu soo dhaweyeey (Daawo)
Guddoomiyihii dhalinyarada ee gobolka Shiniile ee DDS oo Itoobiya ay ugacangalisay maamulka Canfarta (dhegayso)
Madaxweynihii hore Soomaaliya Cali Mahdi oo Nairobi ku geeriyooday

Waa maxay Shuruudaha laga rabo Iskuulada ka qaybgelaya TARTAN & TACLIIN? | Akhri Warqada guddiga oo la wadaag cid walba oo danaynaysa|

Guddiga Barnaamijka Tartan iyo Tacliin waxay ku Wargelinayaan dhamaan Dugsiyada Sare ee danaynaya inay ka qaybgalaan Tartan Aqooneedka bisha Ramadaan inay isasoo diiwaan geliyaan soona dirsadaan codsi rasmi ah oo uu ku saxiixan yahay maamulaha Iskuulka.

Codsiyada waxaa lagu soo diri karaa E-mail ka
[email protected]

Codsiga waxaa lasoo gudbin karaa ugu danbayn 10 ka bishan April 2021 ka.

Gudoomiyaha guddiga Tartan iyo Tacliin Maxamed Faarax Ciise Gaashaan ayaa ogaysiiskan idiin soo gudbinaya.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: