Gorma dib loo bilaabaya Bixinta Baasiboorka Soomaaliya

HomeWararka

Gorma dib loo bilaabaya Bixinta Baasiboorka Soomaaliya

Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta shaacisay in dib loo bilaabi doono adeegga bixinta baasaboorada oo muddo hakad la geliyay, sababo la xiriira ka hortagga faafida cudurka Coronavirus.

SSC-Khaatumo oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Somaliland saaka la beegatay shacabka Laascaanood
Qaramada Midoobay (UN) oo Sacuudiga ku Eedaysay Xasuuqii Soomaalida ee Badda Yeman
Noloshu Waa Halgan: W/Q: Ahmed Hussein Suleiman (Xaruur)

Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta shaacisay in dib loo bilaabi doono adeegga bixinta baasaboorada oo muddo hakad la geliyay, sababo la xiriira ka hortagga faafida cudurka Coronavirus.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: