Maxaa ka socda xarunta baarlamaanka Soomaaliya?

HomeWararka

Maxaa ka socda xarunta baarlamaanka Soomaaliya?

Waddooyinka gala xarunta baarlmaanka Soomaaliya ayaa maanta xiran waxaana lageeyay halkaasi ciidamo farabadan si loo xaqiijiyo Amniga xarunta baarlama

ISKUTASHI BULSHO, DHISMAHA WADDADA DHABAAQO IYO GODOONKA GOBOLKA GARDAFUU (daawo)
Wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha oo amartay in la joojiyo dhammaan tartamada ciyaaraha dalka
QALAB CASRI AH OO LOOGU TALAGALEY GAROONKA DIYAARADAHA EE MAGAALADA BAYDHABO OO MUQDISHO LASOO GAARSIIYEY

Waddooyinka gala xarunta baarlmaanka Soomaaliya ayaa maanta xiran waxaana lageeyay halkaasi ciidamo farabadan si loo xaqiijiyo Amniga xarunta baarlamaanka.

Wadooyinka la xirey ayaa waxaa ka mid ah wadada Maka Al Mukarramah, Jidka Wadnaha iyo waddada gasha madaxtooyada Soomaaliya.

Shacbka lugayna iyo gaadiidka ayaa loo diiday iney maraan waddooyinkaasi laxiray.

Wariye yaasha ayaa ilaa saaka taagnaa afaafka hore ee xarunta golaha shacabka, waxaan loo diiday iney gudaha baarlmanaka galaan oo ay soo tabiyaan waxa kasocda.

Guuddoomiyaha baarlmaanka ayaa kulanka maanta ka mamnuucay ilaa iyo 15 Xildhibaan oo loo diiday iney kulanka soo xaadiraan.

Daljir kalasoco warkan iyo wixii kusoo kordha.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: