Wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha oo amartay in la joojiyo dhammaan tartamada ciyaaraha dalka

Wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha oo amartay in la joojiyo dhammaan tartamada ciyaaraha dalka

Qoraal ka soo baxay Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Dowlada Federalka Soomaaliya ayaa lagu joojiyay dhammaan tartamada ciyaaraha ee ka socday dalka Soomaaliya.

Joojintan ayaa la sheegay in ay la xiriirto sidii looga hortagi lahaa faafida cudurka Coronoviruska oo qof qaba cudurkaas lagu arkay magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com