GAROOWE: Booliska gobolka Nugaal oo qaatay talaaka covid-19 (daawo)

GAROOWE: Booliska gobolka Nugaal oo qaatay talaaka covid-19 (daawo)

Talaaka cudurka covid-19 ayaa si habsami leh uga socoda maalintii 2aad deegaanada Puntland.

Siciid Warsame Jaamac oo katirsan ciidamada ( SPU) ee Puntland ayaa ka mid ahaa dadkii qaatay Talaalka Covid-19.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com