MAANHADAL: Golaha Badbaado Qaran ee Muqdisho looga Dhawaqay Maxay Qabanayaan?  (dhegayso)

HomeWararkaMAANHADAL

MAANHADAL: Golaha Badbaado Qaran ee Muqdisho looga Dhawaqay Maxay Qabanayaan? (dhegayso)

Golaha Badbaadada Qaranka oo la sheegay arrimaha doorashooyinka iyo qabashooda ka shaqayn doonto, ayna ku midaysanyihiin Puntland, Jubaland, midowga musharixiinta ayaa looga dhawaaqay Muqdisho, doorashooyinka Soomaaliya ayaa lagu fashilmay inay waqtigooda dhacaan. Barnaamijka Maanhadal ayaan haddaba maanta ku falanqeyn doona golahahaas shalay lagaga dhawaaqay Magaaladda Muqdisho,waxaana ka qayb galaya Barnaamijka Aqoonyahano iyo siyaasiyiin.

MAANHADAL: Caqabada soo wajahday shacabka Soomaaliyeed ee ka safra Garoonka Diyaaradaha ee Muqdisho,
TALOKEEN: Taloooyinka ku saabsan nidaamka Asxaabta badan ee Puntland & siday ku hirgali karaan (dhegayso)
BARNAAMIJKII MAANHADAL_jIMCO 10_[DHAGAYSO]

Golaha Badbaadada Qaranka oo la sheegay arrimaha doorashooyinka iyo qabashooda ka shaqayn doonto, ayna ku midaysanyihiin Puntland, Jubaland, midowga musharixiinta ayaa looga dhawaaqay Muqdisho, doorashooyinka Soomaaliya ayaa lagu fashilmay inay waqtigooda dhacaan.

Barnaamijka Maanhadal ayaan haddaba maanta ku falanqeyn doona golahahaas shalay lagaga dhawaaqay Magaaladda Muqdisho,waxaana ka qayb galaya Barnaamijka Aqoonyahano iyo siyaasiyiin.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: