Madaxweyne Deni oo gaaray Muqdisho iyo Amnigiisa oo aad loo adkeeyay (Sawirro)

Madaxweyne Deni oo gaaray Muqdisho iyo Amnigiisa oo aad loo adkeeyay (Sawirro)

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdilaahi Deni ayaa maanta ka dagay garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho Waxaan kusoo dhaweeyay madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Madoobe, Xildhibaano, Siyaasiyiin iyo Aqoonyahano, iyo qaar kamd ah Midowga Musharaxiinta Soomaaliya.

Madaxweynaha ayaa watay ilaalo aad uhubaysan, kuwaas oo amniga madaxweynaha sugaya.

Shirka madaxda DFS iyo dowlad goboleedyada ayaa lafilayaa in uu ka furmo maalmaha soo socoda magaalada Muqdisho.

Xasan Heykal, Daljir Garowe.

Sawirada waaxaa qaaday Cabdiraxmana Bushaawi oo katirsan madaxtooyada Puntland.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com