Faahfaahin ka soo baxaysa Qarax ka dhacay Magaaladda Muqdisho

HomeWararka

Faahfaahin ka soo baxaysa Qarax ka dhacay Magaaladda Muqdisho

Qaraxa oo ahaa miinada nooca dhulka algu aaso ah ayaa waxaa uu ka dhacay agagaarka Madaxtooyada hore ee Soomaaliya oo ku dhow isgoyska KM4, waxaana qa

Guddoonka Bangiga dhexe ee Somaaliya Wuxuu Noqon karra qof Ajanibi ah (dhegayso)
Sudan: Maxkamadeynta Madaxweynihii hore ee Suudan oo dib loo dhigay
Arday Jaamacad Dalka ka qalin jebiyay oo dhaqaale badan ka sameeya dhaqashada shinida (dhegayso)

Qaraxa oo ahaa miinada nooca dhulka algu aaso ah ayaa waxaa uu ka dhacay agagaarka Madaxtooyada hore ee Soomaaliya oo ku dhow isgoyska KM4, waxaana qaraxa jugtiisa laga maqlay degmooyin ka tirsan gobolka banaadir.

Goobjoogayaal ayaa waxaa ay sheegeen in qaraxa lala eegtay gaari ay wateen ciidamo ka tirsan millateriga Soomaaliya, waxaana inta la xaqiijiyay ku geeriyooday laba askari halka dad Shacab ah ay ku dhaawacmeen.

Wixii ku soo kordha daljir kala soco

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: