Guddiga Farsamada ee Dowlada Federalka iyo Dowlad Goboleedyada oo gaaray Baydhabo

Guddiga Farsamada ee Dowlada Federalka iyo Dowlad Goboleedyada oo gaaray Baydhabo

Warararka naga sogaaraya magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay ayaa shegaya in goor dhawayd ay gaareen Gudigii farsamo ee dhawaan magacawday DFS.

Guddigan oo ka arrinsanaya qodobada la isku mari la’aa ee sababta u noqday fashilka shirkii Dhuusamareeb 1-5 February ayaa waxa si rasmi ah kulamadooda ay u bilaabanayaan maalinta berri ah sida uu sheegay Wasiirka Warfaafinta Koofur Galbeed.

Guddigan ayaa natiijada ay kulankooda kasoo saaraan waxaa loo gudbin doonaa madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Maxamed Cabadilaahi Farmaajo.

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com