Caawa & Daljir iyo Xasan Heykal, Daljir Garoowe (dhegayso)

HomeWararkaCAAWA & DALJIR

Caawa & Daljir iyo Xasan Heykal, Daljir Garoowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan, kuna soodhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Garoowe, Q

Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buhoodle (dhegayso)
CAAWA & DALJIR | CABDIXAKIIN XUSEEN XASAN | DALJIR GAROWE

Kulanti wanaagsan, kuna soodhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Garoowe, Qodobada barnaajka waxaa kamd ah:
> Madaxweyne Farmaajo oo saxiixay 13-ka Kursi Gobolka Banaadir ee mataaladda Aqalka Sare.
> James Swan oo soo dhoweeyay magacaabista guddiga farsamo ee Jubbaland iyo Puntland.
> Dowlada Soomaaliya oo ka hortimid qaabka loo magacaabay Guddiyada Farsamo ee Jubbaland iyo Puntland.
> Jabuuti oo ka hadashay go’aanka ay soo saareen guddiga xaqiiqo raadinta khilaafka Soomaaliya iyo Kenya.
> Daadihintu waa Xassan Heykal.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: