Xafiiska Difaacaha Xuquuqul Insaanka Puntland oo ka jawaabay cabashada sideedii Xildhibaan ee xasaanada laga qaaday (daawo)

Xafiiska Difaacaha Xuquuqul Insaanka Puntland oo ka jawaabay  cabashada sideedii Xildhibaan ee xasaanada laga qaaday (daawo)

Xafiiska Difaacaha Xuquuqul Insaanka Puntland ayaa maanta Jawaab celin iyo talo bixin sharciba kabixiyay xasaanad ka qaadistii lagu sameeyay siddeedii Xildhibaan ee katirsanaa baarlamaanka Puntland.
Guddoomiyaha Xafiiska Difaacaha Xuquuqul Insaanka Puntland waxa uu sheegay in Xasaanad ka qaadista Xildhibaanadaasi ahayn mid wado sax ah loo maray.

Xasan Heykal ayaa soo Akhriyay oo soo jeedinaya Warsaxaafadeedka Xafaaska kasoo baxay maanta.


FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0