TALEEX: WADAHADAL baa Nabad lagu Hiigsadaa; Iskutashi baana Hormar Horseeda (Taxanaha 3aad)

HomeWararkaMaqaalo Kale

TALEEX: WADAHADAL baa Nabad lagu Hiigsadaa; Iskutashi baana Hormar Horseeda (Taxanaha 3aad)

WADAHADAL waa barnaamij bulsheed dhiirigalinaya horumarinta nabadda iyo iskutashiga bulsho ee ka tallaabaqaaday degmada Taleex, ayna horseed u yihiin bulshada deegaanku si loo kobciyo dhaqaalaha deegaanka iyo adeegyada bulsho ee asaasiga ah, tiirna ay nabaddu u tahay. Hoos ka dhegayso Taxanaha 3aad ee barnaamijka WADAHADAL.

Daljir & BBCMA: BARAARUGGA Haweenka| (Taxanaha 114aad)
DAREEN 26aad: Abaarta SIMA iyo Saamaynteeda (dhegayso)
Bilayska Garoowe: “Kufsi Kama Dhicin Kaamka Barakacayaasha Garoowe oo waa Beenabuur” (dhegayso)

WADAHADAL waa barnaamij bulsheed dhiirigalinaya horumarinta nabadda iyo iskutashiga bulsho ee ka tallaabaqaaday degmada Taleex, ayna horseed u yihiin bulshada deegaanku si loo kobciyo dhaqaalaha deegaanka iyo adeegyada bulsho ee asaasiga ah, tiirna ay nabaddu u tahay.

Hoos ka dhegayso Taxanaha 3aad ee barnaamijka WADAHADAL.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: