Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa guddoomiyay shirka Golaha Wasiirrada Galmudug

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa guddoomiyay shirka Golaha Wasiirrada Galmudug

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa guddoomiyay shirka Golaha Wasiirrada Galmudug. Kulanka waxaa kaloo ka qeyb galay madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor iyo wasiirrada XFS ee Ra’iisul Wasaaraha ku wehliya safarkiisa.

Shirkan ayaa diirradda lagu saaray wadashaqeynta, iskaashiga dowladda federaalka iyo Dowladda Goboleedka Galmudug ee arrmaha amniga dhaqaalaha iyo horumarinta adeegyada bulshada.
Wasiiru dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Mudane Cabdixakiin Xasan Ashkir ayaa bixiyay faahfaahin dheeri ah oo ku saabsan socdaalka Ra’iisul Wasaaraha ee Galmudug

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com