Wasiir Xafiina: “Waxaa khasab ah in beeshii 3 xildhibaan leh ay mid haween ka dhigaan” (daawo)

HomeWararkaMaqaalo Kale

Wasiir Xafiina: “Waxaa khasab ah in beeshii 3 xildhibaan leh ay mid haween ka dhigaan” (daawo)

Wasiirka Haweenka Soomaaliya Xaniifa Maxamed Ibraahim oo Waraysi gaar ah siisay Radio Daljir ayaa ka hadashay xaqiijinta qoondada haweenka ee golayaasha Dawlada. “Waxaa khasab ah in beeshii 3 xildhibaan leh ay mid haween ka dhigaan,” ayey Wasiir Xaniifa tiri.

GAROOWE | GARSOORKA PUNTLAND OO ISBEDEL KU SOCDO IYO MAXKAMADA DEREJADA 1AAD OO LA HORUMARIYEY
QARDHO | Qaar kamid ah bulshada ku nool xaafada wadajir ee magaalada qardho
Barnaamijka Muuqaalka Bulshada, Sidee Boosaso oo ay Cimiladeedu kulushahay loo dhireynkaraa? (dhegayso)

Wasiirka Haweenka Soomaaliya Xaniifa Maxamed Ibraahim oo Waraysi gaar ah siisay Radio Daljir ayaa ka hadashay xaqiijinta qoondada haweenka ee golayaasha Dawlada. “Waxaa khasab ah in beeshii 3 xildhibaan leh ay mid haween ka dhigaan,” ayey Wasiir Xaniifa tiri.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: