Barnaamijka Muuqaalka Bulshada, Sidee Boosaso oo ay Cimiladeedu kulushahay loo dhireynkaraa? (dhegayso)

Barnaamijka Muuqaalka Bulshada, Sidee Boosaso oo ay Cimiladeedu kulushahay loo dhireynkaraa? (dhegayso)

Muuqaalka Bulshada waa barnaamij maalinle ah oo aan ku falaanqeyno hadba mowduuca maalinkaas taagan. Waxa aan bulshada ka dhegaysanaa dhibka haysta, hammigooda dad iyo dal, kooda ammaan iyo doorka dowladeed ee bulshadu ka sugayso in ay dowladdu la shir timaado.

MUUQAALKA BULSHADA & FAADUMO DEGAN DAAHIR DALJIR BOOSAASO | Maanta waxa uu ku saabsan yahay. Sidee loo dhireyn karaa magaalada Boosaaso oo cimiladeedu ay aad u kulushahay?

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com