Cadaado: Biyo Guduud iyo Baahida Waxbarasho ee Yar iyo Weyn

HomeSAHANKA DALJIR & SOOYAALKA DEEGAANADA

Cadaado: Biyo Guduud iyo Baahida Waxbarasho ee Yar iyo Weyn

Deegaanka Biya guduud oo 22 KM waqooyi galbeed ka xiga Cadaado waxaan ku soo aragnay dad baahi u qaba waxbarashada yar iyo weyn Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Galmudug ayaa sheegay in wasaaraddu gacan ka siin doonto dugsigana dhanka mushaharka macalimiinta, waloow aanu sheegin xilliga uu bilaami doono. Maxamed Xasan Dhalo ayaa inoo haya warbixinta.

TAWFIIQ waa Lafdhabar Ammaanka PUNTLAND (Taxanaha 1aad)
BOOSAASO | Ardayda kulliyadda caafimaadka ee Jaamacadda Citycot University
Qoyooley: Deegaan taariikh fog leh (daawo)

Deegaanka Biya guduud oo 22 KM waqooyi galbeed ka xiga Cadaado waxaan ku soo aragnay dad baahi u qaba waxbarashada yar iyo weyn Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Galmudug ayaa sheegay in wasaaraddu gacan ka siin doonto dugsigana dhanka mushaharka macalimiinta, waloow aanu sheegin xilliga uu bilaami doono.

Maxamed Xasan Dhalo ayaa inoo haya warbixinta.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: