MAANHADAL: Cabashadda shacabka & Sicir bararka Puntland kajira (dhegayso)

HomeWararkaMAANHADAL

MAANHADAL: Cabashadda shacabka & Sicir bararka Puntland kajira (dhegayso)

Sarifka shilinka Soomaaliga iyo doolarka ayaa sare uakacay Puntland, Gaalkacyo Arbacadii lasoo dhaafay waxaa kadhacay dibadbax looga cabanayo qiimaha

MAANHDAL: Bulshada rayidka ah & Soomaaliya gaar ahaana Puntland fahamka laga haysto Bulshada Rayidka ah?,
MAANHADAL: Wakhtiga dheeraaday ee halganka Laascaanood iyo waxa la gudboon bulshada deegaanka
MAANHADAL: Khilaafka Madaxda Sare ee dalka & Xaalada oo cakiran (daawo)

Sarifka shilinka Soomaaliga iyo doolarka ayaa sare uakacay Puntland, Gaalkacyo Arbacadii lasoo dhaafay waxaa kadhacay dibadbax looga cabanayo qiimaha sarifka doolarka iyo sh,so oo gaaray $1 in lagu sarifo 60kun oo sh,so ilaa 45kun Sh, So. , halka ganacsatada qaybtoodna ayba diideen isticmaalka shilinka Soomaaliga, haddaba yaa masuul ka ah dhibaatadan sarifka doolarka iyo sh, So. suuqyada Puntland?

Maxay tahay waxa dowladda la gudboon maaaama dadbadan aysanba heli karin lacagta ama aanay soo gelinba doolarka?

Waa Mowduuca Barnaamijka Maanhadal oo Maanta doodu ka qayb gali donaan Aqoonyahano & Ganacsato.

Hoos kaga bogo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: