Madaxweynaha DDS Cagjar muxuu salka ku hayaa socdaalkiisa Buhoodle? (Daawo)

HomeWararkaDowladda Deegaanka Soomaalida

Madaxweynaha DDS Cagjar muxuu salka ku hayaa socdaalkiisa Buhoodle? (Daawo)

Magaaladda Buhoodle ee Xarunta gobalka Cayn waxaa maanta gaaray Madaxweynaha dowlad degaanka somaalida Mustafe Muxumad Cagjar,isago socdaalkiisa uu ahaa mid uu kula kulmayo waxgaradka Buhoodle. Khudbad ayuu ka jeediyeey Munaasabad soo dhaweyn ah oo lagu qabtay Magaaladdaas,isago ka hadlay Arrimo kala duwan oo xaalka dowlad degaanka ah. Hoos kaga bogo. https://youtu.be/ySLqrAIWo00

Wasiir hore Cali Samriye oo ka hadlay barakicinta iyo xasuuqa lagu hayo shacabka Sitti, DDS
TARIIKHDA FOG EE GOBOLKA DOOLLO SIIBA DEGMADA BOOKH &
Amiir Maxamud Yuusuf Ciise & Suldaan Cabdiqani Suldaan Xasan oo socdaal nabadeed ku tagay Gallaadi (Sawiro)

Magaaladda Buhoodle ee Xarunta gobalka Cayn waxaa maanta gaaray Madaxweynaha dowlad degaanka somaalida Mustafe Muxumad Cagjar,isago socdaalkiisa uu ahaa mid uu kula kulmayo waxgaradka Buhoodle.

Khudbad ayuu ka jeediyeey Munaasabad soo dhaweyn ah oo lagu qabtay Magaaladdaas,isago ka hadlay Arrimo kala duwan oo xaalka dowlad degaanka ah.

Hoos kaga bogo.

https://youtu.be/ySLqrAIWo00

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: