DHUUSAMAREEB Shalay & Maanta iyo Galmudug oo Dhaqaaqday

HomeSAHANKA DALJIR & SOOYAALKA DEEGAANADA

DHUUSAMAREEB Shalay & Maanta iyo Galmudug oo Dhaqaaqday

DHUUSAMAREEB Shalay & Maanta iyo Galmudug oo Dhaqaaqday: Dhuusamareeb, magaalo madaxda Galmudug, waxaa bullaalay ganacsiga muddadii koobnayd ee ay caasimadda Galmudug ahayd, waxaa dib loo furay meheraddo xiraa muddo 40 sano ah, waxaana dib isugu soo laabtay bulsho isu hiloowday. Warbixintan waxaa innooka diyaariyey Maxamed Xasan Dhalo.

TOON-XABALAN WARDHEER DOLLO / wareysi wax garadka toon- xabalan degmada wardheer
SAHANKA DALJIR SSC-KHATUMO: KALABAYDH ILLAA WIDHWIDH
TAWFIIQ: Hormar Bilow ah Hammi Dadweyne & Ballan Dowlo (Taxanaha 2aad)

DHUUSAMAREEB Shalay & Maanta iyo Galmudug oo Dhaqaaqday: Dhuusamareeb, magaalo madaxda Galmudug, waxaa bullaalay ganacsiga muddadii koobnayd ee ay caasimadda Galmudug ahayd, waxaa dib loo furay meheraddo xiraa muddo 40 sano ah, waxaana dib isugu soo laabtay bulsho isu hiloowday.

Warbixintan waxaa innooka diyaariyey Maxamed Xasan Dhalo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: