Suxufiyiinta Garoowe oo lagu Tababarayo tabinta wararka laxiriira tacadiyada Jinsiga.

HomeWararka

Suxufiyiinta Garoowe oo lagu Tababarayo tabinta wararka laxiriira tacadiyada Jinsiga.

Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee Nusoj ayaa Tababar ku saabsan tabinta Rabshadaha ku salaysan tacadiyada Jinsiga ugu qabtay Garoowe in kabada 40 Wariye. warbixin waxaa soo jeedinaysa Xaawo Axmed Maxamed.

Ciidamada sida gaarka u tababaran ee Itoobiya oo gadooday
Warka Arooryo iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)
Saaka & Dunida iyo Maxamed Xasan Dhalo, Daljir Boosaaso (dhegayso)

Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee Nusoj ayaa Tababar ku saabsan tabinta Rabshadaha ku salaysan tacadiyada Jinsiga ugu qabtay Garoowe in kabada 40 Wariye.
warbixin waxaa soo jeedinaysa Xaawo Axmed Maxamed.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: