Maxaad kala socotaa kulamada Nayroobi uga socda siyaasiyiinta mucaaradka ah? (daawo)

Maxaad kala socotaa kulamada Nayroobi uga socda siyaasiyiinta mucaaradka ah? (daawo)

Magaalada Nayroobi ee caasimada Keyna waxaa ka socda kulamo qarsoodi ah oo ay leeyihiin siyaasiyiinta mucaaradka ah iyo qaar kamd ah madaxda maamul goboleedyada?

Hadaba arimahaasi iyo damaca Kenya ee Soomaaliya waxaan ka waraysanay Barafasoor Cabdiraxmaan Cabdilaahi oo katirsan barayaasha jaamacadaha Muqdisho.

Hodan Sulub Diini ayuu uwaramay isagoo jooga Muqdisho.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0