Degmada Gumbax ee gobolka Bari oo foostada biyaha ay gaartay 7 doolar (daawo)

HomeWararka

Degmada Gumbax ee gobolka Bari oo foostada biyaha ay gaartay 7 doolar (daawo)

Degmada Gumbax ee gobolka Bari Foostada biyaha waxaa lagu kala iibsanayaa 7 doolar oo ah qimihii abad ugu sareeyay| Xoolo dhaqatadu waxa ay Daljir u s

Saaka & Dunida iyo cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)
Xulashada Daljir iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo Xasan Heykal, Daljir Bossaso (dhegayso)

Degmada Gumbax ee gobolka Bari Foostada biyaha waxaa lagu kala iibsanayaa 7 doolar oo ah qimihii abad ugu sareeyay| Xoolo dhaqatadu waxa ay Daljir u sheegeen in degmada iyo nawaaxigeeda muddo sanad kabadan in uusan wax roob ah ka hoorin, dadka iyo xooluhuna ay abaar darteed uliitaan.

Ceelkii ay dadka iyo duunyaduba ka cabijireen waa uu jabay.

Warbixintan waxaa ka diyaariyay Xasan Heykal.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: