Degmada Gumbax ee gobolka Bari oo foostada biyaha ay gaartay 7 doolar (daawo)

Degmada Gumbax ee gobolka Bari oo foostada biyaha ay gaartay 7 doolar (daawo)

Degmada Gumbax ee gobolka Bari Foostada biyaha waxaa lagu kala iibsanayaa 7 doolar oo ah qimihii abad ugu sareeyay| Xoolo dhaqatadu waxa ay Daljir u sheegeen in degmada iyo nawaaxigeeda muddo sanad kabadan in uusan wax roob ah ka hoorin, dadka iyo xooluhuna ay abaar darteed uliitaan.

Ceelkii ay dadka iyo duunyaduba ka cabijireen waa uu jabay.

Warbixintan waxaa ka diyaariyay Xasan Heykal.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com