Gaalkacyo: Dowladdii Hoose ee loo igmaday nadaafada magaalada oo cabanaysa| (daawo)

Gaalkacyo: Dowladdii Hoose ee loo igmaday nadaafada magaalada oo cabanaysa| (daawo)

Dahabo Maxamed Bare oo ah Agaasimaha wacyigalinta dowlada hoose ee dagmada Galkacyo ayaa wareysi ay siisay maanta Radio Daljir Kaga hadashay xaaladaha dagmada Galkacyo. iyo biyaha Fadhiyah inta badan waddooyinka magaalda.

waxaynah shacabka ugu baaqday in siwada jir ah ay uga shaqeeyan nadaafada magaalada.

Abdinasir Jekey ayay uwarantay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com