Garoowe: Xuska maalinta Caalamiga ah ee Joojinta Ciqaab la’aanta Dambiyada ka dhanka ah Suxufiyiinta| (daawo)

Xuska maalinta Caalamiga ah ee Joojinta Ciqaab la’aanta Dambiyada ka dhanka ah Suxufiyiinta oo ah maalin ay QM u astaysay in loo qareemo sidii cadaalada loo hor keeni lahaa kuwa geysta tacadiyada ka dhanka ah Suxufiyiinta iyo Saxaafada.

Kulan ay soo qaban qaabisay Warbaahinta Daljir oo kaa shanaysay Hay’ada UNDP in Somalia laguna xusayay maalintan caalamiga ah ayaa lagu qabtay Garoowe, waxaan ka soo qeybgalay wasiiro katirsan xukuumada, Ururka qabdhaha qareenada Puntland iyo Suxufiyiin.

Cabdiqani Faantastiga ayaa warbixintan ka diyaariyay

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com