Madaxweyne Gaas oo ka tacsiyeeyey geerida xildhibaan Cabdulqaadir F Bootaan.

Garoowe, Mar 20 2017-Madaxweynaha dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali ayaa ka tacsiyeeyey geeridii kutimid xildhibaan Cabdulqaadir Faarax Bootaan oo u geeriyoodey dhaawac ka soo gaarey qarax gaarigiisa loogu xidhay.

Madaxweynaha DPL oo ka tacsiyeey Geeriga Xildhibaan Cabdiqaadir Farax Bootaan

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0